Guddiga Doorashada Galmudug oo Shaaciyay Shuruudaha laga rabo Musharaxiinta Golaha Shacabka

Guddiga maamulka doorashada heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa soo saaray shuruudaha laga doonayo musharaxiinta u tartameysa shanta kursi ee ugu horeeya ee doorashadeeda dhawaan ka dhaceyso magaalada Dhuusomareeb. Shuruudaha guddiga Doorashada soo saareen ee lagu xiray musharaxiinta ayaa waxaa kamid ah in uu yahay Soomaali ayna da’diisa ka yareyn 25-sano, iyo in uu leeyahay … Continue reading Guddiga Doorashada Galmudug oo Shaaciyay Shuruudaha laga rabo Musharaxiinta Golaha Shacabka